Tababarkii oo loo soo xidhay Gudoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka ee KDQ

Tababarkii oo loo soo xidhay Gudoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka ee KDQ
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

KDQ waaxdiisa tababarada oo u soo xidhay tababar uga socday xubnaha gudoomiyayaasha heer gobol iyo heer degmo ee KDQ oo loogu qabanaayay Jaamacada Hargeysa.
Tababarkan oo socday mudo laba casho ah waxa dhamaan lagu tababaraayey qaybaha kala duwan ee KDQ u shaqeeyo iyo hawlaha looga baahan yahay in ay ku sii tababaraan shaqaalaha ka hawl gali doona goobaha codbixinta iyo degmooyinkaba.
Tababarkaas ka bacda waxa dhaariyay xubnihii komishanka Doorashooyinka Qaranka kuna dhaariyay hawsha ay u qabanayaan qaranka dhanka doorashada soo socota 13/11/2017.

Share this post