KULAN AY WADA YEESHEEN GUDDIDA KOMISHANKANKA DOORASHOOYINKA QARANKA IYO WASIIRKA WASAARADA WARFAAFINTA

KULAN AY WADA YEESHEEN GUDDIDA KOMISHANKANKA DOORASHOOYINKA QARANKA IYO WASIIRKA WASAARADA WARFAAFINTA
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

KULAN AY WADA YEESHEEN GUDDIDA KOMISHANKANKA DOORASHOOYINKA QARANKA IYO WASIIRKA WASAARADA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINTA MUDANE CUSMAAN CABDILAAHI SAXARDIID IYO MASUULIYIIN KALE OO KA TIRSAN BAHDA WARFAAFINTA.
KULANKAN OO LAGAGA WADA HADLAYEY ARIMAHA DOORASHOOYINKA INAGU SOO FOOD LEH IYO HAWLAHA DHANKA SAXAAFADA IYO WACYI GALINTA, WAXA LA ISLA QAATAY IN SI TAAM AH LOOGA WADA SHAQEEYO ARIMAHA DOORASHADA DHANKA WACYIGALINTA IYO HAWLAHA WARFAAFINTA DOORASHADABA.
#SOMALILAND
@NEC2017
SLNTV
@SLNTV

Share this post