Wajigii labaad ee kaadh qaadashada G/Sanaag & Sool

Wajigii labaad ee kaadh qaadashada G/Sanaag & Sool
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Wajigii labaad ee qaybinta kaadhka codbixiyaha oo maanta oo Isniin ah 21/08/2017 ka bilaabmay labada Gobol ee Sanaag iyo Sool, wajigan oo socon doona mudo 14 casho ah waxa kormeer ku soo maray goobo ka tirsan Gobolka Sanaag magaalo madaxda Ceerigaabo Komishaneer Saciid Cali Muuse iyo Komishaneer Cabdiraxmaan Cisman Sagal oo ku sugan Gobolka Sanaag. Komishaneerada oo u kuur galayey siday hawshu u socoto sidoo kalana ku dhiiri galinayay bulshada in ay qaataan kaadhkooda.
#somaliland

Share this post