Wajigii labaad ee tababarka shaqaalaha Gobolka Sool

Wajigii labaad ee tababarka shaqaalaha Gobolka Sool
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Xubnaha guddida komishanka doorashooyinka Qaranka ee ku sugan Gobolka Sool ayaa maanta wajigii labaad ee tababarka shaqaalaha (VRC staff) ee jaamacada Nugaal oo ay goobjoog ka ahaayeen Gudooiyaha KDQ iyo Guddoomiyaha Jaamacada Nugaal.
Sidoo kale waxa maanta laga daahfuray Wacyigalintii qaadashada kaadhk codbixinta degmooyinka Caynaba,
Taleex iyo miyiga Laascaanood.
#somaliland
 

Share this post