Sida ay u socoto kaadh qaybinta Gobolka Togdheer

Sida ay u socoto kaadh qaybinta Gobolka Togdheer
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Hawlaha kaadh qaadashada Gobolka Togdheer oo si xawli ah u socda, waxa ay komishaneerada ku sugan goobaha kaadh qaadashada iyo shaqaalaha ka hawl galaya ay taageero dheeri ah la garab taagan yihiin dhamaan muwaadiniinta u baahan taageerada gaarka ah sida dadka laxaadka wax ka qaba, waayeelka, dumarka caruurta yaryar wata IWM.
SLNEC.COM
#somaliland

Share this post