Xubno ka mida ah Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Kormeer ku Maraya Goobaha

Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Xubnaha KDQ ayaa maanta kormeer ugu kala baxay deeganada ku teedsan xeebaha Gobolka Saaxil dhanka Bariga iyo Galbeedka iyo Degmada Sheekh.

Xubnahan kamidka ah KDQ ayaa soo kormeeri doona habka ay u socoto shaqada kaadh qaybintu isla markaan la soo kulmi doona qaybaha kala duwan ee bulshada ee ku dhaqan deeganadaas.

  

Share this post