KDQ oo warbixin Ka siiyay saddexda xisbi Qaran hawlaha KDQ

          Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland waxa uu maanta la kulmay Hogaamiyayaasha Xisbiyada Qaranka oo ay ka wada hadleen arimaha kaadh qaybinta ka socota wadanka, casharadii laga bartay wajigii kobaad ee kaadh qaybinta ( Awdal, Saaxil iyo…