KDQ waaxdiisa tababarada oo tababar ka furay Jaamacada Burco

                KDQ waaxdiisa tababarada ayaa maalintii Arbacada 28/07/2017 uga furay Gobolka Togdheer shaqaalihii ama tababarayaashii (TOTs) ee siin lahaa ardayda jaamacada Burco tababarka habka kaadh qaybinta, ardaydaas oo laga xulay Jaamacada Burco kana…