KDQ oo soo gabagabeeyey Qaybintii Kaadhadhka G/Saxil & G/Awdal

          Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyey qaybintii kaadhadhka codbixiyaha ee mudooyinkii u dambeeyey ka socotay Gobalada Awdal, Saaxil iyo xeebaha Gobolka Sanaag. Muddadaas hawsha kaadh qaybintu socotay waxa si guud uga qayb qaatay Xubnaha KDQ,…