All Stories

Warsaxaafadeed Guddida Anshaxa KDQ

        Warsaxaafadeed Ka soo baxay Guddida Anshaxa Komishnka Doorashooyinka Qaranka maanta oo Salaaso ah bishuna tahay 11/July kaga bogo lifaaqan hoos ku qoran. Warsaxaafadeed
Goobaha kaadh qaadashada lixda Gobol

Guddida komishanka Doorashooyinka Qaranka waxa ay halkan kuugu soo gudbinayaan dhamaan goobaha kaadh qaadashada ee lixda gobol iyo degmo doorashooyinkooda. Fadlan lifaaaqan hoose ka eeg goobta aad rabto. Distribution Centres Sidoo kale KDQ waxa ay kugu wargalinayaan si aad u…
kormeerkii goobaha kaadh qaybinta (xarunta shaqaalaha)

KDQ oo maanta lixdii subaxnimo si rasmi ah uga bilaabay labada Gobol Maroodijeex iyo Togdheer qaybinta kaadhka codbixinta. Madaxweyne ku xigeynta Mudane Cabdiraxmaan Saylici ahna ku simaha madaxweyne ee J/SL ayaa soo kormeeray goobo ay ka socoto kaadhqaybinta Gobolka maroodijeex.…
Kulanka KDQ & Saxaafada

  Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa caawa oo sabti soo galayso 07/07/17 kulan kula yeeshay xubno ka socda Saxaafada Somaliland xarunta KDQ. Kulankan oo ujeedadiisu ahayd dardargalinta wada shaqaynta KDQ iyo Saxaafada Madaxa banaan. Ugu horeyn waxa halkaas ka haddashay Komishaneer…