All Stories

Wajigii labaad ee tababarka shaqaalaha Gobolka Sool

Xubnaha guddida komishanka doorashooyinka Qaranka ee ku sugan Gobolka Sool ayaa maanta wajigii labaad ee tababarka shaqaalaha (VRC staff) ee jaamacada Nugaal oo ay goobjoog ka ahaayeen Gudooiyaha KDQ iyo Guddoomiyaha Jaamacada Nugaal. Sidoo kale waxa maanta laga daahfuray Wacyigalintii…
Tababarkii shaqaalaha kaadh qaadashada degmooyinka Sool

Waxa maalintii shalay 05/07/2017 soo gaadhay Magaalada Laascaanood agabkii hawl galka  kaadh qaadashada ee Gobolka Sool, sidoo kale waxa maanta oo Isniin ah ka bilaabmay Jaamacada Nugaal tababarkii shaqaalaha Goobaha Degmooyinka Caynaba,Taleex iyo Xudun. Tababaradan oo si isdaba joog ah…
Kulan lagaga hadlayo arimaha wacyi galinta oo ka qabsoomay Ceerigaabo

Xubnaha komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ku sugan Gobolka Sanaag Maagaalo madaxdiisa Ceerigaabo iyo waaxda wacyigalinta KDQ oo maanta kulan khuseeya arimaha wacyigalinta la yeeshay xubno ka tirsan Salaadiinta, Cuqaasha iyo guddida xaafadaha Ceerigaabo. Kulankan oo daarnaa sidii bulshada loogu wacyi…