Category: trainings

KDQ waaxdiisa tababarada oo tababar ka furay Jaamacada Burco

                KDQ waaxdiisa tababarada ayaa maalintii Arbacada 28/07/2017 uga furay Gobolka Togdheer shaqaalihii ama tababarayaashii (TOTs) ee siin lahaa ardayda jaamacada Burco tababarka habka kaadh qaybinta, ardaydaas oo laga xulay Jaamacada Burco kana…
Shaqaalihii kaadh qaybinta G/Awdal oo la dhaariyay

Xubnaha Kommishanka Doorashooyinka Qaranka ee ku sugan Gobolka Awdal ayaaa soo afjaray kala saaristii, hawlgalintii iyo tababarkii shaqaalaha ka hawl galidoona kaadh qaybinta laga bilaabi doono Gobolka Awdal 29ka. April. 2017.             Shaqaalahan oo dhammaan…
Tababarkii iyo dhaartii shaqaalaha G/Saaxil ee kaadh qaybinta

  KDQ oo maanta Jaamacada Culuunta Badda ee Berbera ku dhaariyay shaqaalaha KDQ heer Gobo, Degmo iyo shaqaalaha bixinaya tababarada shaqaalahaas (NEC training Department) oo lagu hor dhaariyay xubnaha Guddida KDQ. Xubnahan oo dhamaystay lba maalmood oo tababar ah, waxaaanaay…