Category: News

Kulan muhiim ah oo ka qabsoomay xarunta KDQ

Kulan maanta ku qabsoomay xarunta KDQ oo ay ku wada yeesheen Guddida KDQ iyo Safiirka UK Ethiopia u fadhiaya David Concar oo ay wehelinaysay madaxa Xafiiska UK ee Hargeysa Miss Rosie Tapper. Kulankan oo lagaga wadda hadlay qaabkii ay u…
Guddida KDQ oo soo kormeeray Goobaha Tirinta Cododka

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo soo kormeeray Goobaha ay ka socoto tirinta codadka Gobalka maroodi jex. Dhanka kale waxaa soo gaadhay  xarunta KDQ si dhameystiran dhamaan Agabkii codeynta ee shanta Gobal ee Sool, Sanaag, Togdheer, Saaxil, Awdal iyo Togdheer. #somaliland #slnec2017…