Guddida KDQ oo soo kormeeray Goobaha Tirinta Cododka

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo soo kormeeray Goobaha ay ka socoto tirinta codadka Gobalka maroodi jex. Dhanka kale waxaa soo gaadhay  xarunta KDQ si dhameystiran dhamaan Agabkii codeynta ee shanta Gobal ee Sool, Sanaag, Togdheer, Saaxil, Awdal iyo Togdheer. #somaliland #slnec2017…