Hargeysa-Somaliland (06-12-2017), Doorashadii Madaxtooyada JSL ee qabsoonta November 13, 2017 waxa ay ka dhacday Lixda Gobol ee JSL ka koobantahay. Tirada Goobaha codbixintu waxa ay dhamaayeen 1642 Goobood Goobaha Codadkoodii la tirtiray waa 5 Goobood(Lo’ka Arroor, Illinta Dhexe, Isgoyska Sheekh Madar,Qori-Lugud…

Xubnaha KDQ ayaa xarunta taliska Booliska Saaxil kala hadlay ciidanka amaanka ee ka hawlgelaaya goobaha kaadhqaybinta kuwaaso sii qaatay wargelin ku saabsan habka ay u sugayaan amniga shaqaalaha iyo kaadhadhka codbixinta Xubnaha KDQ ayaa askarta u sharaxay shaqada laga qaban…

Hargeysa (KDQ)– April 29 2017 Waxaa saaka Labada Gobol ee Saaxil,  Awdal iyo Goobaha Xeebaha ee Gobolka Sanaag ka Bilaabmay Kaadh Qaybintii. Dad badan oo aad u tiro badan ayaa Safaf u taagan sidii ay u qaadan lahaayeen Kaadh-ka Codbixiyaha,…