Kulan muhiim ah oo ka qabsoomay xarunta KDQ

Kulan muhiim ah oo ka qabsoomay xarunta KDQ
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Kulan maanta ku qabsoomay xarunta KDQ oo ay ku wada yeesheen Guddida KDQ iyo Safiirka UK Ethiopia u fadhiaya David Concar oo ay wehelinaysay madaxa Xafiiska UK ee Hargeysa Miss Rosie Tapper.
Kulankan oo lagaga wadda hadlay qaabkii ay u dhacday Doorashada ka dhacday Somaliland Kuna hambalyeeyeen KDQ sida ay u qabsoontay Doorashadu iyo natiijadii ka soo baxday.
Sidoo kale waxay u mahad celiyeen Saddexda xisbi qaran siday doorkooda uga qaateen iyo gunaanadkii natiijada.
Waxa kale oo laga wadda hadlay sidii kor loogu sii qaadi lahaa dimuqraadiyada ka qabsoontay Somaliland.
#somaliland

Share this post