KDQ iyo saddexda musharax oo kulan ku wada yeeshay xarunta KDQ warbixina siiyay saxaafada Somaliland

KDQ iyo saddexda musharax oo kulan ku wada yeeshay xarunta KDQ warbixina siiyay saxaafada Somaliland
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

KDQ iyo saddexda xisbi qaran oo ay ka socdaan saddexda Musharax ayaa kulan mihiim ah ku yeeshay xarunta KDQ halkaas oo markii dambe saxaafada kula wadda hadleen dhamaanto su’aalana ay saxaafadu ku waydiisay ku saabsan doorashada dhici doonta 13/11/2017.
Sidoo kale saddexda musharax Gudoomiyaha KDQ iyo afhayeenka KDQ iyo masuuliyiin tiro badan oo ka socday saddexda xisbi qaran ayaa socdaal gacmaha la is heysto ku soo maray dariiqyada caasimada #somaliland Hargeysa.
warkan oo faahfaahsan kala soco mardhaw baraha komishanka Doorashooyinka Qaranka.
#slnec2017

 

 

Share this post