Tababarkii Ardayda J/Camuud oo loo soo xidhay iyo Dardaarankii loo jeedshay

Tababarkii Ardayda J/Camuud oo loo soo xidhay iyo Dardaarankii loo jeedshay
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Jaamacada Camuud ee Gobolka Awdal oo qaybtii labaad ee ardayda jaamacada ka hawlgaleysay goobaha codbixiyaha ayaa maanta loogu xidhay  saddex casho oo tababar ah.
Gobolka oo uu ku sugan yahay Komishaneer Cabdiraxman Cisman iyo masuuliyiin kale oo ka socda KDQ ayaa soo xidhay maalintii shalay tababarkii qaybtii labaad ee ardayda qaybtan labaad tababarkii,
Masuuliyiinta KDQ iyo maamulka Jaamacada Camuud iyo Gudoomiyaha KDQ ee heer Gobol oo la dardaarmay ardaydii dhmeysatay tababarka ayaa u tilmaamay muhiimada aay leedahay dhaartan la dhaariyay iyo masuuliyada ay maanta qaadeen inta ay la egtahay. Sidoo kale waxay kula dardaarmeen gobolada la geyn doono oo ka baxsan Gobolka awdal in ay ilaaliyaan sumcada ay sitaan ee Gobolka iyo ta Jaamacadaba una dhex noqdaan saddexda musharax una fuliyaan hawsha sida loogu tababaray.
Sidoo kale waxa shanta Gobol doorasho ee kale ka furmay isla tababarkan oo socondoona muddo saddex casho ah.
#somaliland

Share this post