Daawo Agabkii Doorashada oo Qaytii Kowaad Loo Diray Degmooyinkii loo Astaameeyay.

Daawo Agabkii  Doorashada oo Qaytii Kowaad Loo Diray Degmooyinkii loo Astaameeyay.
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo u ambabixiyay shaxnadii kowaad ee agabka doorashada todoba degmo oo ka mid ah degmooyinka Bariga iyo degmooyinka galbeedka sida “Saylac iyo lughaya oo ah Gobolka Awdal, Taleex iyo Xudun oo Gobolka Sool ah, Ceel Afwayn, Ceerigaabo iyo Badhan oo ah Gobolka Sanaag).

Warkaas oo tafatiran ka daawo Halkan.

 

Share this post