Jaamacada Camuud oo ardaydii ka shaqaynaysay goobaha doorashada looga furay tababarkii

Jaamacada Camuud oo ardaydii ka shaqaynaysay goobaha doorashada looga furay tababarkii
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Kommishanka Doorashooyinka Qaranku waxay maanta si rasmi ah uga fureen lixda Gobol Doorasho tababarkii Ardeyda ka shaqayn doonta doorashad inagu soo fooda leh ee madaxtooyada.
Gobolka Awdal oo uu ku suganyahay Kommishaneer Cabdiraxman Cisman (Sagal) ayaa maanta 08:30 subaxnimo uga furay tababarkii ardayda shaqaalaha ah ee ka shaqeyn doonta goobo ka mid ah goobaha doorashada 13/11/2017 Jaamacada Camuud.
#somaliland

Share this post