Jaamacada burco oo ardaydii ka shaqaynaysay goobaha doorashada looga furay tababar

Jaamacada burco oo ardaydii ka shaqaynaysay goobaha doorashada looga furay tababar
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Kommishanka Doorashooyinka Qaranku waxay maanta si rasmi ah uga fureen lixda Gobol Doorasho tababarkii Ardeyda ka shaqayn doonta doorashad inagu soo fooda leh ee madaxtooyada.
Gobolka Togdheer oo ay ku sugantahay Kommishaneer Kaltuun Sheekh Xasan ayaa maanta 08:30 subaxnimo looga furay tababarkaa ardayda shaqaalaha ah ee ka shaqeyn doonta goobo ka mid ah goobaha doorashada 13/11/2017 Jaamacada Burco.

#somaliland

Share this post