Kulankii KDQ iyo hayadaha kala shaqeeya dhanka doorashooyinka

Kulankii KDQ iyo hayadaha kala shaqeeya dhanka doorashooyinka
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

Kulan xog iswareysi iyo warbixin iskugu jira ayaa maanta Guddida komishanka Doorashooyinka ay la yeesheen hayadaha   Interpeace, The International Republican Institute (IRI), The Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa (EISA), Creative Associates International, Coffey International, Saferworld and Handicap International.

 

 

 

 

 

 

Kulankn oo lagaga wadda hadlayey kaadhbixintii ka qabsoontay lixda gobol iyo sida ay hayadahani uga qeyb qaadanayaan doorashada ka qabsoomaysa 13/11/2017 dalka.
Kulankan oo ay hayadahani soo bandhigeen sida ay uga qeybqaadaanayaan doorashada iyo taageerada aay u hayaan KDQ.
Kulankan oo ku soo dhamaaday is afgarad loona balamay kulamo isdaba joog ah oo lagu dardargalin doono qabsoomida doorashada 13/11/2017 ka qabsoomi doonta.
#somaliland

 

@slnec.com

Share this post