Xubnaha tababari doona shaqaalaha kaadh qaybinta Labada gobol Sool & Sanaag

Xubnaha tababari doona shaqaalaha kaadh qaybinta Labada gobol Sool & Sanaag
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

 

Xubnaha waaxda tababarada komishanka Doorashooyinka Qaranka oo mudooyinkii u dambeeyey ka waday Gobolka Sanaag iyo Gobolka Sool tababar ay siinayeen xubnaha tababari doona shaqaalaha ama ardayda ka shaqayn doonta hawsha qaadashada kaadhka codbixinta ee labada gobol ayaa loogu soo gabagabeeyay magaalada Ceerigaabo iyo Laascaanood.


#somaliland
SLNEC.Com

Share this post