Wajigii labaad ee kaadh qaybinta Burco

Wajigii labaad ee kaadh qaybinta Burco
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

Isniin 17/07/2017 waxa labada Gobol Maroodijeex iyo Togdheer ka bilaabmay wajigii labaad ee kaadh qaybinta labadaas gobol.
Wajiga labaad qaybtii degmooyinku waxay ka bilaabmayn 15/07 halka caasimada Hargeysa iyo Caasimada ku xigeenka Burco ay ka bilaabmatay Isniintii shalay 17/07.
Kaadh qaadashada oo u socotay si wanaagsan waxa dadku ugu jireen safaf dhaadheer ayaga oo ku faraxsanaa in ay qaataan kaadh kooda codbixineed.
#somaliland

Share this post