Wajigii kowaad ee kaadh qaybinta Burco oo la soo gabagabeeyey

Wajigii kowaad ee kaadh qaybinta Burco oo la soo gabagabeeyey
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

Waxa maanta lixdiigalabnimo ku soo xidhmay goobaha Caasimada Togdheer oo ka koobnaa 55 goobood. Goobahaas oo todobadii maalmood ee u dambeeyey ka shaqeynayay Caasimada Gobolka Togdheer Burco.
Caawa oo sabti soo galayso waxa si is daba joog ah ugu soo xeroonaya Jaamacada Burco dhamaan shaqaalihii, agabkii iyo kaadhadhkii aan la qaadan ilaa hadda, shaqaalahaas oo dib looga tirinayo dhamaan kaadhadhkii iyo agabkii si loogu diyaariyo wajiga labaad ee qaybinta kaadhadhka codbixinta ee ka bilaabmi doonta caasimada gobolka Togdheer Burco bisha 17/ July 2017.


# somaliland
SLNEC.COM

Share this post