Soo xereyntii wajigii kowaad ee kaadh qaybinta Magaalada Burco

Soo xereyntii wajigii kowaad ee kaadh qaybinta Magaalada Burco
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

Agabkii, shaqaalihii iyo kaadhadhkii soo noqday ee caasimada G/Togdheer burco oo si isdaba goog ah caawa ugu soo xeroonaya Jaamacada Burco. Halkaas oo dib loogu tirinayo loona diyaarinayon sidii wajiga labaad loogu hawl gali lahaa.

Sidoo kale waxa caawa dib loogu diray labada Degmo doorasho ee Oodweyne iyo Buuhoodle kaadhadhkii, agabkii iyo shaqaalihii ka hawl gali lahaa wajiga labaad ee kaadh qaybinta labada degmo maalinta bari ah 15/07/2017.

Share this post