Goobaha kaadh qaadashada lixda Gobol

Goobaha kaadh qaadashada lixda Gobol
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Guddida komishanka Doorashooyinka Qaranka waxa ay halkan kuugu soo gudbinayaan dhamaan goobaha kaadh qaadashada ee lixda gobol iyo degmo doorashooyinkooda. Fadlan lifaaaqan hoose ka eeg goobta aad rabto.

Distribution Centres

Sidoo kale KDQ waxa ay kugu wargalinayaan si aad u hesho goobta kaadhkaagu yaalo in aad telfoonkaaga gacanta dhanka masageka galisid numberka ah 353 dabadeed gali lambarkaaga gaarka ah ee ku qoran warqadaada si aad u heshid goobta aad ka doonanayso kaadhkaaga codbixinta.

 

 

 

Share this post