Ambabixii shaqaalaha ka hawl galaya G/Maroodijeex

Ambabixii shaqaalaha ka hawl galaya G/Maroodijeex
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Xubnaha KDQ ee ku sugan Gobolka Maroodijeex, Jaamacada Hargeysa ayaa maanta oo Jimca ah u kala diray dhamaan Goobihii kaadh qaadashada codbinta agabkii iyo shaqaalihii ka hawl galaayay goobahaas.
Iyadoo guud ahaan ay Gobolka ka bilaabi doonta qaadashada kaadhka Codbixinta oo si rasmi ah uga bilaabi doona maalinta Sabtida 8da bisha, saacadu markay tahay lixda subaxnimo.

Share this post