Wacyigalinta kaadh qaadashada Gobolka Togdheer

Wacyigalinta kaadh qaadashada Gobolka Togdheer
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

 

Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka xubnaha ku sugan gobalka Togdheer  Gudoomiyaha komishanka Eng. Abdiqaadir Iimaan Warsame, Komishaneer Mahamed Jamac Mahamed iyo waaxda wacyigalinta (voting Education Dep.) ayaa maanta si rasmi ah ugu kala diray gaadiidkii iyo ururadii ka hawl galaayey wacyi galinta kaadh qaadashada Gobolka Togdheer.

 

Share this post