Kulanka KDQ iyo Cuqaasha G/togdheer

Kulanka KDQ iyo Cuqaasha G/togdheer
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

Guddida komishanka doorashooyinka qaranka xubnaha ku sugan gobolka Togdheeriyo waaxda wacyigalinta KDQ (voting education Department) ayaa kulan la qaatay Cuqaasha Gobolka iyo Guddida xaafadaha magaalada Burco.

 

 

 
Kulankan oo lagaga hadlayey hawlaha kaadh qaadashada ka bilaabmidoonta gobalka 8da bishan July iyo sidii bulshada loogu wacyigalin lahaa in ay qaataa kadhkooda codbixinta iskana ilaaliyaan wixii carqalad ku noqon kara habsami u socodka kaadh qaybinta gobolka ka bilaabmaysa.

 

 

 

 
#somaliland
SLNEC.COM

Share this post