Kulan saddex geesood ah oo dhex maray Guddida KDQ, Xisbiyada Qaranka iyo Guddida anshaxa ee KDQ

Kulan saddex geesood ah oo dhex maray Guddida KDQ, Xisbiyada Qaranka iyo Guddida anshaxa ee KDQ
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 
Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa kulan is barasho ah u qabtay xubno ka socday Saddexda Xisbi Qaran iyo Guddida Anshaxa ee Komishanka Qaranka.
Kulankan oo ay si diiran u soo dhaweeyeen xubnaha xisbiyada qaranku iyo guddida anshaxu waxa ay isla qaateen in la ilaasho anshaxa iyo hab u socodka kaadh qaadashada.

Share this post