KDQ waaxdiisa tababarada oo tababar ka furay Jaamacada Burco

KDQ waaxdiisa tababarada oo tababar ka furay Jaamacada Burco
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

 

 

 

KDQ waaxdiisa tababarada ayaa maalintii Arbacada 28/07/2017 uga furay Gobolka Togdheer shaqaalihii ama tababarayaashii (TOTs) ee siin lahaa ardayda jaamacada Burco tababarka habka kaadh qaybinta, ardaydaas oo laga xulay Jaamacada Burco kana hawl gali doona qaybinta kaadhadhka codbixiyaha Gobolka Togdheer.

Share this post