KDQ oo cayimay waqtiga rasmiga ah ee doorashada madaxtooyadu dhacayso

KDQ oo cayimay waqtiga rasmiga ah ee doorashada madaxtooyadu dhacayso
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

KDQ ayaa si rasmi ah u cayimay maanta oo bishu tahay 11/06/2017 waqtiga ay doorashada madaxtooyadu qabsoomayso, sidoo kalana ka guddoomay wasiirka maaliyada laba milyan oo doolar oo ka mid ah afartii milyan ee loo qoondeeyay ku qabashada doorashada madaxtooyada Somaliland. warkaas kaga bogo halkan hoose:

#somaliland

Share this post