Bilawga xafladii xidhitaanka qaybinta kaadhka codbixiyaha G/Saxil & G/Awdal

Bilawga xafladii xidhitaanka qaybinta kaadhka codbixiyaha G/Saxil & G/Awdal
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Waxa si toos ah uga socota labada Gobol ee Saaxil iyo Awdan xafladii xidhitaanka Qaybinta kaadhka Codbixiyaha ee mudooyinkii u dambeeyey ka socday G/Awdal, G/Saaxil iyo xeebaha G/sanaag.

Wixii warar ah iyo Natiijada xafladaha soo afmeerista kaadh qaybinta goboladaas waxaanu idiin soo gubin haddii Alle idmo si dhakhso ah.

 

Share this post