Xubnaha KDQ oo la kulmay Ciidanka Amniga ee Gobolka Saaxil

Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Xubnaha KDQ ayaa xarunta taliska Booliska Saaxil kala hadlay ciidanka amaanka ee ka hawlgelaaya goobaha kaadhqaybinta kuwaaso sii qaatay wargelin ku saabsan habka ay u sugayaan amniga shaqaalaha iyo kaadhadhka codbixinta Xubnaha KDQ ayaa askarta u sharaxay shaqada laga qaban doono Goobaha kaadh qaybinta.

Share this post