Xaflada daahfurka kaadh qaybinta Gobolka Awdal

Xaflada daahfurka kaadh qaybinta Gobolka Awdal
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

 

 

KDQ oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha komishanka Doorashooyinka Eng. Abdiqaadir Iimaan Warsame iyo komishaneer Kaltuun Sheekh Xasan ayaa maanta ku qabtay xaflada Daahfurka kaadh qaybinta Gobalka Awdal Magaalada Boorame. Xafladan oo ay ka soo qayb galeen  masuuliyiin ka socda saddexda xisbi qaran maamulka G/Awdal iyo masuuliyiin kale oo badan. Sidoo kale waxaa ka soo qayb galay ururada bulshada, Cuqaasha iyo dhamaan shaqaalihii ka hawl galaayey kaadh qaybinta..

Share this post