Shaqaalihii kaadh qaybinta G/Awdal oo la dhaariyay

Shaqaalihii kaadh qaybinta G/Awdal oo la dhaariyay
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Xubnaha Kommishanka Doorashooyinka Qaranka ee ku sugan Gobolka Awdal ayaaa soo afjaray kala saaristii, hawlgalintii iyo tababarkii shaqaalaha ka hawl galidoona kaadh qaybinta laga bilaabi doono Gobolka Awdal 29ka. April. 2017.

 

 

 

 

 

 

Shaqaalahan oo dhammaan laga wada qaatay Jaamacada Camuud waxa ay soo dhamaysteen tababar afar casho socday, ka dib waxa maanta loo dhaariyay shaqada ay qaban doonaan hufnaanteeda iyo daacadnimadeeda, dhaartaas oo ka dhacday Jaamacada Camuud ee Gobolka Awdal.

Share this post