KDQ ayaa maanta dhaariyay ardayda Jaamacadaha ee ka shaqayn doona kaadh qaybinta G/Saaxil iyo Xeebaha G/Sanaag

KDQ ayaa maanta dhaariyay ardayda Jaamacadaha ee ka shaqayn doona kaadh qaybinta G/Saaxil iyo Xeebaha G/Sanaag
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

 

 

KDQ ayaa maanta dhaariyay ardayda Jaamacadaha ee ka shaqayn doona kaadh qaybinta Gobolka Saaxil iyo Xeebaha Sanaag, kadib markay dhamaysteen laba maalmood oo tababar ah.
Ardaydan ayaa loo tababaray habka iyo hannaanka ay u qaybin doonaan kaadhadhka codbiinta oo maalinta sabtida ah ee bishu tahay 29 April 2017 ka bilaabmaaya Gobolada Awdal, Saaxil iyo Xeebaha Gobolka Sanaag.

Share this post