Saddexda Xisbi Oo Saxeexay Xeerka Kaadh Qaybinta Doorashooyinka Somaliland.

Saddexda Xisbi Oo Saxeexay Xeerka Kaadh Qaybinta Doorashooyinka Somaliland.
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

             Saddexda Xisbi Oo Saxeexay Xeerka Kaadh Qaybinta                                                    Doorashooyinka Somaliland.


Gudida Doorashooyinka Somaliland GDQ iyo saddexda Xisbi Qaran ayaa maanta Caasimada Somaliland Hargeysa ku kala Saxeexday Xeerka Kaadh qaadashada iyo Hab-dhaqanka Doorashooyinka Madaxtooyada ee Somaliland Ku soo fooda leh.

Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Akaadamiyada Nabad iyo Horumarinta Somaliland ayaa dhinacyadii ka soo qayb galay soo dhaweyeen xeerka doorashooyinka soo socda iyaga oo ku adkaystay in ay la shaqayn doonaan gudida doorashooyinka.

Guddoomiyaha Akaadamiga Nabada Iyo Horumarinta Somaliland Maxamuud Faarax Xirsi ayaa sheegay in Kulankani yahay in Saddexda xisbi iyo guddida doorashooyinka Saxeexaan Xeerka Kaadh Qaybtinta Doorashadda.

Share this post