748 Arday oo tababar afar maalmood soconaya KDQ u furay.

748 Arday oo tababar afar maalmood soconaya KDQ u furay.
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

 

 

 

 

KDQ wuxu maanta Magaaloyinka Berbera iyo Boorama si toos ah uga furay tababarka shaqaalaha ka shaqayn doona Goobaha Kaadh qaybinta Gobolada Saaxil iyo Awdal, KDQ wuxu 4 malmood ee soo socda tababar siin doona arday gaadhaysa 748 Arday oo ka kala socda Jaamacada Camuud Borama, Jaamacada Culuumta Bada ee Berbera iyo Jaamacada Gollis Berbera.

Xubnaha KDQ iyo maamulka Jaamacadaha ayaa saaka la dardaarmay ardayda siday uga faaidaysan lahaayeen tababarka isla markaan casharada ay halkan ka bartaan ugu shaqayn lahaayen mudada kaadh qaybinta,

Share this post