Tababarkii iyo dhaartii shaqaalaha G/Saaxil ee kaadh qaybinta

Tababarkii iyo dhaartii shaqaalaha G/Saaxil ee kaadh qaybinta
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

 

KDQ oo maanta Jaamacada Culuunta Badda ee Berbera ku dhaariyay shaqaalaha KDQ heer Gobo, Degmo iyo shaqaalaha bixinaya tababarada shaqaalahaas (NEC training Department) oo lagu hor dhaariyay xubnaha Guddida KDQ. Xubnahan oo dhamaystay lba maalmood oo tababar ah, waxaaanaay hadda si rasmi ah u bilaabi doonaan shaqadii kaaadh qaybinta.

Share this post