Tababar uga furmay G/Awdal shaqaalaha kaadh ee ka hawl galaya Gobolka.

Tababar uga furmay G/Awdal shaqaalaha kaadh ee ka hawl galaya Gobolka.
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

(NEC Training Department)

Waaxada tababarada KDQ oo u bilaabay tababarkii shaqaalaha KDQ ee kaadh bixinta Gobolka Awdal. shaqaalahan oo mudo laba casho ah ku tababaranaaya shaqada kaadh qaybinta codbixiyaha ee ka bilaabmi doonta Gobolka Awdal dhamaadka bishan April. Shaqaalahaas oo tababarka ka bacdi lagu dhaarin doono xubnaha Guddida KDQ ee ku sugan Gobolka Awdal hortooda .

Share this post