Goobaha Kaadh Bixinta Gobolada Awdal, Saaxil & Xeebaha Sanaag

Goobaha Kaadh Bixinta Gobolada Awdal, Saaxil & Xeebaha Sanaag
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

13/04/2017

Guddida komishanka Doorashooyinku waxay halkan idiinku soo bandhigayaan ama idiin soo gudbinayaan liisaska Goobaha Kaadh-bixinta ee Labada Gobol Saaxil iyo Awdal iyo 12ka goobood ee Xeebaha Gobolka Sanaag.

Fadlan liistooyinkaas oo tafatiran kaga bogo lifaaqyadan hoos ku qoran;

link: CDC Awdal final

link: CDC Saaxil

link: Sanaag 12 VCDC

Share this post