Fariinta KDQ (Qaadashada Kaadhka codbixinta)

Fariinta KDQ (Qaadashada Kaadhka codbixinta)
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

                                                                              Fariinta KDQ 

Komishanka Doorashooyinka Qaranku  waxay ku wargalinayaan dhamaan bulsha waynta somaliland gaar ahaan Gobolada Awdal, Saaxil iyo degmooyinka xeebaha Sanaag in ay  qaadashada kaadhadhka codbixintu bilaabmi doonto 29/4/2017.

Muddada kaadh qaybintu waa 7 maalmood oo ah Caasimadaha Goboloda sida Boorama Iyo Berbera iyo 5 maalmood oo ay ka soconayso degmooyinka iyo goobaha ka baxsan (miyiga ah).

Sidaa daraadeed muwaadin doono kaadhka codbixinta mudada uu kuu yaalo degmadaada.

Allaa Mahad Leh

 

Share this post