Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka oo u kala baxay Labada gobol ee kala ah Awdal Iyo Saaxil.

Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka oo u kala baxay Labada gobol ee kala ah Awdal Iyo Saaxil.
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka oo u kala baxay Labada gobol ee kala ah Awdal Iyo Saaxil.

Maanta oo Salaasa ah bishuna tahay 04/04/2017 waxa hawl qaran ugu kala baxay labada gobal ee Awdal iyo Saaxil xubnaha guddida Doorashooyinka Qaranka.

Socdaalka xubnaha KDQ oo ku qotoma sahaminta hawsha kaadh qaybinta labada gobol iyo xeebaha Gobalka Sanaag ee ay ka bilaabmi doonto kaadh qaybintu dhamaadka bishan April.

Sidoo kale waxay xubnahani sii diyaarin doonaan ardaydii Jaamacadaha ee ka hawl galaysay qaybinta kaadhadhka cod-bixinta iyo shaqaalihii iyo dhamaan hawlwadaynadii gobalada iyo degmooyinka laga qaybin doono kaadhadhka.

Xubnahan KDQ ku waxa ay labadaas gobal ku maqnaan doonaan dhawr maalmood.

Share this post