Barnaamijka wacyigalinta qaadashada kaadhka codbixinta

Barnaamijka wacyigalinta qaadashada kaadhka codbixinta
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Dhammaan muwaadiniinta iska diiwaan galisay Gobolada Awdal iyo saaxil iyo xeebaha Gobolka Sanaag waxa la ogeysiinayaa in “Kaadhqadashada gobolka  Saaxil  iyo Awdaal iyo xeebaha Gobalka Sanaag ay bilaabi doonaan 29/4/2017”, fadlan ku dhiiri gali qoyskaaga, asxaabtaada iyo ehelkaaga in ay qaataan kaadhka codbixinta haddii ay is diiwaan-galiyeen.

Share this post