Koomishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay U Diyaargarowga Kaadh-Qaybinta.

Koomishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay U Diyaargarowga Kaadh-Qaybinta.
Save pagePDF pageEmail pagePrint page

Hargeysa (KDQ) – 3.27.2017. Waxa Maanta oo Isniin ah kulan muhiim ah ku yeeshay Xarunta Koomishanka Doorasshooyinka Qaranka (KDQ) Xubnaha Koomishanka iyo Masuuliyiin ka socday Saddexda xisbi qaran.

Kulanka Komishanka  iyo Xisbiyada Qaranka ayaa ah mid diirada lagu saarayo diyaargarowga kaadh qaybinta.

Kulankan ayaa ah mid lagu dar-dargelinayo hawl-maalmeedka  Koomishanka Doorashooyinka Qaranka, isla markaana looga goleeyahay in sidii laysaga kaashan lahaa  arrimaha doorashooyinka JSL.

Share this post