All Stories

Tijaabada Habka Cod Bixinta Muwaadinka

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxa maanta uu Xaruntiisa Dhexe ku qabtay Doorasho Tijaabo ah, iyada oo halkaasi laga sameeyey Goob Codbixineed oo tijaabo ah si loo ogaado sida goobaha codbixintu u shaqaynayaan , Ujeedada guud ee laga laha Tijaabadan ayaa ahayad…
Daawo Fariinta KDQ ee Codbixinta Muwaadinka

Komishanka Doorhooyinka Qaranku waxa uu kuu soo gudbinayaa fariinta Codbixinta Doorashaada 13/11/2017 ka. Muwaadin u fiirso fariinta codbixinta si aadan u khasaarin codkaaga. #somaliland @slnec2017 @nec2017
Tirada Rasmiga ah  ee Codbixiyayaasha heer Goob-Doorasho

Guddida Komishanka doorashooyinka Qaranak oo maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay tirada Codbixiyayaasha heer Goob-doorasho ee Doorashada Madaxtooyada JSL 2017. Warkaas oo faahfaahsan kaga bogo lifaaqan hoos ku xusan: Tirada Codbixiyayaasha heer Goob-Doorasho ee Dooroshada Madaxtooyeda JSL 2017-2 Tirada Codbixiyayaasha…